Qaamuusle LogoQaamuusle

jawaab

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jawaab1
Magac lab
Hees loo qaado xoolaha la shubayo.
jawaab2
Magac dheddig
Warcelin.
Wadarta Magacan

-bo, m.l

jawaab3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wixii lays weyddiiyey ka warcelin.
2
Xoolo la shubaya hees u qaadid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay