jąaw
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jąaw1
Magac labCudur ariga raafafka ka gala oo dillaaciya nabarna ka reeba. ld jaawqarreer¹, jaawqarrir.
jaw2
Magac labYoon dhegta dhexdeeda laga dareemo, kaddib markii aad loo harraado.
jaw3
Magac dheddig1
Kaamil.
2
Jibaad meel fog laga maqlaaya.
3
Keli ah.
jaw4
Erey dareenErey la yiraahdo kolka wax lala yaabo.