shaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
shaal1
Magac lab1
Go' la huwado oo badanaa laga sameeyo dhogorta idaha, midabbo badanna leh oo laga keeno Kashmiir.
2
Aliindi.
Wadarta Magacan
-lal, m.l
shaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadGaadiid badeed mowjad weyn oo xooggan oo ka hor timid ka gudbin.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay