Qaamuusle LogoQaamuusle

dab

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dab1
Magac lab
1
Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada.
2
Hub.
3
Danab. ld deb.
Wadarta Magacan

-bab, m.l

dab2
Magac dheddig
Ceel maax ah oo aan dowlis lagu cabbin.
dab3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho.
2
Timo soohid.
3
Il muddo yar isku hayn.
Is-rogga falkan

-bay, -btay