Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
dabaakh1
Magac lab
Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dibaakh¹.
dabaakh2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaakh².