meeris
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
meeris1
Magac lab1
Hal geeddi (xarig) oo raar, derin, haan iwm la sameeyo.
2
Dersi, cashar iwm.
3
la midka ah (ld):
meerin
meeris2
Magac labXisaabFogaanta ku wareegsan xood oodan oo kasta ama dhererka goobada oo la mid ah 2r, taas oo, r tahay gacanka goobada.