maar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maar1
Magac lab1
Lakaybo isdul saar-saaran.
2
Afarta meesi ee xoolaha midkood.
3
Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh.
4
Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo.
5
Maal.
Wadarta Magacan
-rar, m.l
maar2
Magac dheddig1
Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo.
2
Daxalka biraha dushooda ku samaysan.
3
Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata.
4
Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo.
5
Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.