Qaamuusle LogoQaamuusle

alaalax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

alaalax1
Magac lab
1
Socod lala dhacdhacayo tabar darro awgeed;
2
A. ah: qof sakhraansan.
alaalax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Tabar darro awgeed la dhacdhacid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday