Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
ligane1
Magac lab
1
Guud ahaan waa qotome ama sammeeya xaglo qumman.
2
Xarriiq ama sallax ku qotonka xarriiq ama sallax kale.
Wadarta Magacan
-nayaal, m.l/dh
ligane2
Magac lab
Xisaab
Xarriiq ama sallax waxaa la yiraahdaa waxa ay ligane u tahay xood haddii ay ku qotonto taabtaha xoodka halka barta ay xarriiqda iyo xoodku ku kulmaan. Tusaale ahaan, gacanka goobo wuxuu ku liganyahay meeriskaa goobo.