caalsaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
caalsaar1
Magac labNuujinta neef irmaani uu nuujiyo canug uu dhalay oo meel ku xiran. ld caalsaarree (1).
caalsaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNeef irmaan ilmihiisa oo meel ku xiran nuujin. ld caalsaaree (1).
Is-rogga falkan
-ray, -rtay