Qaamuusle LogoQaamuusle

faxalside

Magac labBaayoloji
Mid ka mid ah qaybaha taranka ee lab ee ubaxa. Waxay ka koobantahay qayb sare oo bacrinsami karta (faxal) oo ku dul taalla liif dheer oo ma dhaleys ah.
Wadarta Magacan

-dayaal, m.l/dh