Qaamuusle LogoQaamuusle

giirtaag

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

giirtaag1
Magac lab
Orgi yar oo da'diisu u dhexeyso shumbul iyo uguufaa.
giirtaag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Neef riyo ah oo neef kale la diriraya dhogor kicin.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay