jab
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jab1
Magac lab1
Wax qaybsamay ama burburay in ka mid ah.
2
Lafaha, qoryaha iwm kala go' ama dillaac ku dhaca.
3
Fal natiijo xumi ka soo baxdo.
Wadarta Magacan
-bab, m.l
jab2
Magac labDaawoJab lafeed oo dhammeystiran ama bacran ah.
Wadarta Magacan
-bab, m.l
jab3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax dillaacid ama kala go'id.
2
Col iwm guuldarro la kulmid.
3
Geed, dhismo iwm dumid.
4
Badeeco qiimeheeda hoos u dhicid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay