Qaamuusle LogoQaamuusle

shaabbah

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

shaabbah1
Magac lab
U ekaanshaha wax, wax kale u ekaadaan. ld shabbah¹.
Wadarta Magacan

-hyo, m.dh

shaabbah2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax, wax kale u ekaansho. ld shabbah².
Is-rogga falkan

-hay, -hday; -bihi