Qaamuusle LogoQaamuusle

xoog danabwade

Magac labFiisikis
(XDW) Keyd faraqa ugu weyn ee uu dhaliyo il-danab (sida baatari), una dhexeeya cidhi- fyada il-danabka. Xoogga danab wadidda isha danabka (baatari) waxaa si sahlan loo cabbiri karaa, marka aanu ku xidhnayn mareeg danab. Waxa lagu cabbiraa foolt (v).
Wadarta Magacan

-dayaal, m.l/dh