gaardi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gaardi1
Magac labSocod habeysan oo tallaabada la isla helayo oo ciidammada u gaar ah.
gaardi2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aadSocod habeysan oo tallabada la isla helayo.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/-isay; -iyi