mashmash
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mashmash1
Magac lab1
Miro aad u bislaaday; dhuguc.
2
Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan.
3
la midka ah (ld):
mashmashid
mashmash2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMiro aad u bislaasho.
Is-rogga falkan
-shay, -shtay