masuul
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
masuul1
Magac labla midka ah (ld):
mas'uul
mas'uul2
Magac lab1
Qof xil qaadi kara.
2
Qof jago sare ummad u haya.
3
Xilkas.
4
Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay.
5
Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.
Wadarta Magacan
-llo/-liin, m.dh