Qaamuusle LogoQaamuusle

heerkulbeeg

Magac labFiisikis
Aalad loo isticmaalo qiyaasta heerkulka badanaa iyada oo isbeddelayo mugga meerkuriga ama isbiirada ku jirta dhuun quraarad ah oo dabo wareegsan leh. ld heerkulbeege.
Wadarta Magacan

-gyo, m.dh