heedaddaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
heedaddaan1
Magac lab1
Socod tartiib ah oo qof wareersani socdo.
2
la midka ah (ld):
heedaddaamid
heedaddaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSi wareer ku jiro tartiib ugu socosho.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami