Qaamuusle LogoQaamuusle

foof

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

foof1
Magac lab
1
Xoolo daaq doonad ah.
2
Meesha xooluhu daaqaan.
3
Inta u dhexeysa xerada iyo daaqsinta.
4
Kadin geel ah.
5
Daaq.
6
la midka ah (ld):
foofid
ld soof¹
foof2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Xoolo daaq doonasho. ld soof².
Is-rogga falkan

-fay, -ftay