heeraar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
heeraar1
Magac lab1
Timo wareeg ah oo gabdhaha aan weli qaan gaarin loogu reebo madaxa.
2
Ood iwm oo meel ku wareegsan.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
heeraar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Gabar yar oo aan weli qaangaarin, iyadoo food loo reebayo dhalada ka xiirid.
2
Ood iwm meel ku wareejin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay