Qaamuusle LogoQaamuusle

heerkul

Magac labFiisikis
Garaadaha kulka shay, inta baddanna waxaa lagu cabbiraa qiyaasta garaadaha santigiraydh (selsis) ama qiyaasta fahranhayt ama waxa lagu qiyaasaa heerkulbeeg.
Wadarta Magacan

-lyo/-lo, m.l/dh