Qaamuusle LogoQaamuusle

amaamud

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

amaamud1
Magac lab
1
Alkun; abuur.
2
A. ah: hanti, aqal iwm oo aan badnayn oo la soo ururiyey.
3
amaamudid.
amaamud2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Hanti, aqal iwm unkiddeeda bilaabid; alkumid; unkid.
Is-rogga falkan

-day, -dday