Qaamuusle LogoQaamuusle

mile

Magac labKiimika
Hoor awood u leh milidda walxaha kale (adke, hoor, ama neef) si milan u samaysmo. Milihu guud ahaan waa xubinta ugu badan milanka.
Wadarta Magacan

-layaal, m.l/dh