Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
lahan
Magac lab
1
Raad waxyeello leh, qarsoon oo uu reebo cudur iwm.
2
Ciil caro badan leh.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: lahaan
Magac faleed dheddig
2: lahaansho
Magac lab ama dheddig
3: lahad
Magac lab
4: lahasho
Magac faleed dheddig
5: lahaye
Magac lab
6: lahjad
Magac dheddig
7: laho
Fal magudbe, isrogrogga 3aad