Qaamuusle LogoQaamuusle

caashaq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

caashaq1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
cishqi
Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl
2
la midka ah (ld):
caashaqid
caashaq2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Qof mid kale oo cayntiisa ka duwan kalgacal qoto dheer u hayn.
2
Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel wejigooda ku aaddin.
Is-rogga falkan

-qay, -qday