Qaamuusle LogoQaamuusle

caarood

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

caarood1
Magac lab
la midka ah (ld):
caaroobid
caarood2
Magac labDaawo
Kahsi muddo gaaban ama muddo dheer oo jirku yeelanayo barbarar wareegsan maqaarka korkiisa cabbirkooduna kala waaweynyahay, cuncun badanna wuu leeyahay; saacado ama ayaamo ayuu jiri karaa.