dabadhilif
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dabadhilif1
Magac labCid, cid kale si midiidinnimo ah danaheeda ugu fulisa.
Wadarta Magacan
-fyo, m.dh
dabadhilif2
Magac dheddigBarida idaha lafta yar ee dhuuban ee ay ku dhammaato.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fyo, m.dh