unuunuf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
unuunuf1
Magac labAf-ku-urursiga cunta yar oo dhulka daadsan afka lagu uruursado. ld anaanuf¹
unuunuf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNafley cunto yar oo dhulka ku daadsan uruursasho. ld anaanuf².
Is-rogga falkan
-fay, -ftay