Qaamuusle LogoQaamuusle

unug dareen wade

Magac labCilmiga-naflayd
Unug dheeraaday oo faracyo leh, kaasi oo ah halbeegga aasaaska u ahurur shaqaale habdhiska dareenwadka, gaarna u ah gudbinta gujooyinka.
Wadarta Magacan

-dayaal, m.l/dh