Qaamuusle LogoQaamuusle

siraad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

siraad1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
siraaji
Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus
2
Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro.
3
Iftiin.
siraad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax iftiin kee-naya shidid.
Is-rogga falkan

-day, -dday