Qaamuusle LogoQaamuusle

qamarshiid

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qamarshiid1
Magac lab
Badar aan la xasharin oo la shiiday.
qamarshiid2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Badar aan la xasharin shiidid.
Is-rogga falkan

-day, -dday