Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qamaamud
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qamaamud
1
Magac lab
Isqarinta qof maro, maqaar iwm isku qariyo.
qamaamud
2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Maro, maqaar iwm isku qarin (qof).
Is-rogga falkan
-day, -dday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qamaamid
Magac faleed dheddig
2: qamaamudan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: qamaamudid
Magac faleed dheddig
4: qamaamudnaan
Magac faleed dheddig
5: qamaamudnaansho
Magac lab ama dheddig
6: qamaan
Magac lab
7: qamadi
Magac lab ama dheddig
8: qamandhaceysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad