Qaamuusle LogoQaamuusle

liif

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

liif1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
lųuf
2
Xashiish jilicsan oo ka hara alwaaxda la qoro.
3
Dhagax xalleefsan oo lagu luufo.
4
Qaynbaar.
5
Sooloji ahaan, dhisme timaha oo kale ah oo dheer, sida tifafka yar yar ee baalasha shimbiraha.
liif2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Liif ciyaarid.
2
Caatoobid. ld luuf.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay