Qaamuusle LogoQaamuusle

gargaar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gargaar1
Magac lab
1
Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh.
2
G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar¹.
gargaar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
U g.: cid taakulayn. ld gergaar².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay