garaac
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
garaac1
Magac lab1
Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto.
2
Nuugid badan.
3
la midka ah (ld):
garaacid
garaac2
Magac dheddig ururDhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeelan.
garaac3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho.
2
Dhaaryid.
3
Nafley gacan wax ku yeelid.
4
Makiinad wax ku qorid.
5
Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko).
Is-rogga falkan
-cay, -cday