asal
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
asal1
Magac lab1
Halka ay wax ka soo unkamaan; isir.
2
la midka ah (ld):
asali
asal2
Magac lab ama dheddigQolofta ama xididdada dhirta qaarkood oo dhacaankeeda wax lagu magdeeyo ama lagu xooleeyo.
asal3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax midab u yeelid.
Is-rogga falkan
-slay, -sashay; -sli