Qaamuusle LogoQaamuusle

kelli

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kelli1
Magac lab
Biyomareen yar oo beeraha lagu waraabiyo. ld keli¹ (3).
Wadarta Magacan

-iyo, m.dh

kelli2
Magac dheddig
Mid ka mid ah labada cad oo digirta qaabkeeda leh oo uurka ku jirta (lafdhabarta labadeeda dhinac) oo waxa oogadu raacdo iyo dhiigga kala soocda, oo kaadi ahaan dibadda uga soo saarta.
Wadarta Magacan

-iyo, m.l

kelli3
Magac dheddigCilmiga-naflayd
Xubin muhim ah oo qashinsaarka u qaabilsan lafdhabarleyda, taas oo laga saaro walxo wasakh naytaroojiin ah (inta badan, kaadi ahaan). Naasleydu waxay leeyihiin lammaane kelya ah oo ku yaalla bucda.
Wadarta Magacan

-iyo, m.dh