Qaamuusle LogoQaamuusle

keligitaliye

Magac labSiyaasad
Hoggaamiye waddan ku qabsaday xoog, awoodda xukunkana ku haysta si kelinnimo ah, tashi la'aan. ld kaligitaliye.
Wadarta Magacan

keligood taliyayaal, m.l/dh