Qaamuusle LogoQaamuusle

keligitashe

Magac labSiyaasad
Hoggaamiye, ama qof kale oo leh awood weyn, oo awooddiisuna ku isticmaala si xaq daro iyo cadowtinnimo. ld kaligitashade.
Wadarta Magacan

keligood tashayaal, m.l/dh