Qaamuusle LogoQaamuusle

keli

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

keli1
Magac lab
1
Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh oo dhirta daawada ka mid ah.
2
Oo k. ah: mid ah, aan la wehelin.
3
la midka ah (ld):
kelli¹
Wadarta Magacan

-iyo, m.dh

keli2
Magac labNaxwe
Lidka wadarta (tus.: gabar (keli) gabdho (wadar)); eeg tiro.
keli3
Magac dheddig
Wax aan la wehelin. ld kali.