Qaamuusle LogoQaamuusle

takoor

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

takoor1
Magac dheddig
1
Wax gardarro lagu qaato ama lagu doono.
2
Inta kale wax ka baxsan, ka soocan.
3
vr. takoorid.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

takoor2
Magac labBulsho
Hab lagu kala kaxeeyo dad kala jinsi, diin, midab, iwm.
takoor3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Qof dad kale ka soocid jirro ama sabab kale awgeed.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay