takhtar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
takhtar1
Magac labQof aqoon u leh cilmiga daaweynta. ld dhakh-tar.
Wadarta Magacan
-rro/-khaatiir, m.dh
takhtar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid daawayn.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-rro/-khaatiir, m.dh
-ray, -rtay