naaf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
naaf1
Magac lab1
Xiddig ka mid ah ururka naafo.
2
(m.w) Toddobada xiddigood oo “naafcadduhu” ugu horreeyo, “dirirkuna” ugu dambeeyo; waxay u dhexeeyaan toddobada “raqaha” iyo toddobada “daalallida”; waa xiddigo xagaa.
Wadarta Magacan
-fo, m.l
naaf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNaafo ka dhigid; dhaawicid; curyaamin. ld naafee.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay