dheellitir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dheellitir1
Magac lab1
Isle'ekeysiinta culayska saaran wax labadiisa dhinac.
2
Isle'ekeysiinta xisaab labadeeda dhinac.
3
la midka ah (ld):
dheellitirid
dheellitir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadXisaab labadeeda dhinac isle'ekeysiin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay