Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
weris
Magac lab
1
la midka ah (ld):
waris
Nooc ka mid ah dhirta
2
la midka ah (ld):
waris
Dhoobo loo adeegsado si loo midibeeyo dharka ama timaha
3
la midka ah (ld):
warin
Ereyo kale oo u soo dhow
1: werdi
Magac lab
2: werdiyid
Magac faleed dheddig
3: weref
Magac lab
4: werfid
Magac dheddig
5: weri
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
6: werin
Magac dheddig
7: weriye
Magac lab
8: wershed
Magac dheddig