werdi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
werdi1
Magac labKu celcelinta ereyo Alle loogu dhowaanayo. ld wardi.
werdi2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadEreyo Ilaah loogu dhowaanayo ku celcelin.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday; -iyi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyay, -iday; -iyi