giis
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
giis1
Magac lab1
Cod gaaban oo lagu heeso ama lagu gabyo.
2
Maanso; guluuluc.
3
la midka ah (ld):
giisid
giis2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCod gaaban ku heesid; guluulucid.
Is-rogga falkan
-say, -stay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-say, -stay