dheelli
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dheelli1
Magac lab1
Dhinac u badashada wax culayskiisu dhan u bato oo uu dheellitirankii lumiyo.
2
la midka ah (ld):
dheelliyid
dheelli2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aadWax culayskiisa dhinac u badasho.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/isay; -iyi